Bogga HoreNala XiriirDhagaxtuurWararkaSiyaasaddaMaqaalloSuugaantaBulshadaGoos GoosFarriimaha
Sunday, October 12 2008
MAIN MENU
Bogga Hore
Nala Xiriir
Dhagaxtuur
Wararka
Siyaasadda
Maqaallo
Suugaanta
Bulshada
Goos Goos
Farriimaha
Raadi
Links
CAYAARAHA
VOA - SOMALI
BBC SOMALI
HOGGAAMINTII MADAXWEYNE AADAN CADDE
WAREYSI: ZAKARIYE M.X.CABDI
WAREYSI: M.C.YUSUF
DUMARKA IYO CARRUURTU MA AHAN ARGAGIXISO
XAMAR MIYAA DIIDEY, MA SIYAASAD XUMAA U DIIDEY MISE C/HI BAA XAMAR DIIDEY?
DOODDII CABDI MUXUMAD IYO HOTEL JUBBA
ALLOW YEY DABIIBOO QABRIGA DIB UGA SOO LAABTA!!
W.T: C/dir Aroma
MAANTA MAALIN KA XUN NAMA SOO MARIN
ABAAL MARIN LA GUDDOONSIIYEY CAASHA X. CILMI
LISTEN TO BBC'S REPORT ON SOMALI COMMUNITY
GANGS OR DISGRUNTLED YOUNGSTERS?
By Harun Hassan.
SHIRKADO MAREYKAN AH OO ISKU DAYEY INAY AFGAMBI KA RIDAAN MUQDISHO
CHAVES OO XIRIIRKA U GOOYEY ISRAA'IIL
BUUGAAG CUSUB OO SOO BAXAY
XIRIIRKA AYAAN XIRSI IYO GUDDIGA YUHUUDDA MAREYKANKA
AAFADA AXADLEY
W.Q: C/qaadir Aroma
SODDON SIFOO SIXIRROOW SOOMAALI KU HAYSTO
SII AKHRI
CADAADIS KU HAGOOGAN AYAAN XIRSI CALI
Somali Links
CAYAARAHA
MO FARAX: RAJADA BRITAIN
BECKHAM OO SAXIIXEY HESHIIS GAARAYA $250 MILYAN
MO FARAX OO BILLAD DAHAB AH KU GUULAYSTEY
MO FARAX OO KU GUULEYSTEY BILLAD QALIN AH
ZIDANE OO LA GUDDOONSIIYEY KUBADDA DAHABKA AH IYO TAARIIKHDIISII

ENGLISH ARTICLES
MAQAALLO


Wararka
DILKA NABADDOON DACAR XIRSI: DAREEN IYO DABIN. W.Q. Inj. Maxamed Cali Cibaar Print E-mail
Oct 11, 2008 at 12:00 AM

Maalmo ka hor, nabaddoon Dacar Xirsi Xooshow (AHN) ayey gacan-ku-dhiigleyaal hubeysani ku toogteen bartamaha magaalada B/weyne, sidii ay horayba ugu khaarajiyeen boqollaal xulkii iyo tiirarkii ummaddaan tabaaleysani ku taagneyd ahaa. Geeridu waa lama huraan. Geesiga iyo fulayguba wey wada dhiman doonaan. Kan la jecel yahay iyo kan la necebyahay midkoodna ma waari doono. Laakiin geeridu kala qurux iyo qiimo badan,

Read more...
KOOXAHA XAG-JIRINTA AH OO WALAAC KA MUUJIYEY IN DADKA G/DHEXE AY MAAMUL SAMAYSANAYAAN Print E-mail
Oct 11, 2008 at 03:03 PM

Waxaa soo muuqanaya wejiga runta ah ee kooxaha xag-jirka ah ee muqaawamada sheegta kadib markii ay muujiyeen sida ay uga so horjeedaan maamullada ay samaysteen dadka ku dhaqan Gobollada Dhexe. Bilo ka hor waxa la dhamaystirey maamulka Ximan & Xeebaha oo xaruntiisu tahay Cadaado iyo Gobolka Hiiraan halka todobaadkannna lagu dhawaaqey Maamul Cusub oo laga sameeyey Gobolka Galguduud ee degmooyinka Gurceel, Dh/Mareeb iyo Matabaan waxase arrintan ka horjeeda xag jiriinta xukun u dirirka ah oo shareysta maamul kasta oo aysan firqadoodu wadin.

XAALAD KACSAN OO KA TAAGAN MAGAALADA KISMAAYO IYO XAGJIRKII OO HAB BEELEED U QAYBSAMEY Print E-mail
Oct 11, 2008 at 01:53 PM

Magaaada Kismaayo ayaa laga soo sheegayaa inay ka jirto xaalad kacsan oo qarka u saaran inay qaraxdo kadib markii kooxihii isbahaystey ee xag-jirka ahaa oo magaalada qabsadey ay waayeen taageerada dadka deegaanka isla markaana ay iyagii dhexdooda ka sii qaybsameen. Wararka ayaa sheegaya in xaalad kacsani ka dhex tagan tahay xoogagga Al-Shabaab oo u badnaa dad isku dhex jir ah iyo Kooxda RAASKAMBOONI oo iyadu magaalada ciidan ahaan gacanta ku haysa. Sidoo kale waxaa la sheegaya in ay sii xoogaysanayso taageerada magaalada looga hayo Col. Barre Hiiraale oo magaalada ku soo jeeda.

KOOXDA AL-SHABAAB OO MAWQIFKOODII BEDELEY MARKII DADKA MUQDISHO GO'AANSADEEN INAY ISKA QABTAAN Print E-mail
Oct 09, 2008 at 02:23 PM

Kooxda Muqaawamada sheegata ee Al-Shabaab ayaa mawqifkoodii ka soo degey markii ay u cadaatey in shacabka Muqdisho ay seefta galka kala baxeen oo guddoonsadeen inay iska qabtaan firqadaas cadawtinnimadooda ummadda ku kadeedeysa. Kooxda ayaase dhinaca kale muujisey xukun-doonnimadeeda oo soo bandhigtey in wada-hadal lagala galo garoonka diyaaradaha oo 3 todobaad xirnaa, ayna dartiis u geeriyoodeen una dhaawacmeen dad 700 ka badan oo reer Muqdisho ah. Shacabku wuu ka guulaysanayaa cid kasta ee maslaxada umadda ka hortimaada.

MARAYKANKA OO DUQEYN DIYAARADEED KU BARTILMAAMEEDSADEY KOOXDA AL-SHABAAB Print E-mail
Oct 09, 2008 at 02:25 PM

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in diyarad aan la aqoonsan balse loo malaynayo inuu leeyahay Mareykanku ay duqeyn ka geysatey duleedka magaalada Baydhaba oo lagu tuhunsan yahay inay fariisomo ku lahaayeen kooxda Al-Shabaab.

Read more...
GOOBAHA CADOWGU DAGANYAHAY WAA LA GEES MARAYAA...GAROONKA MUQDISHO-na WAA LA GARAACAYAA!!!! Print E-mail
Oct 09, 2008 at 12:00 AM

Anigu koley ma garan ujeeddada ka dambeeysa..in badanoo ila mid ahna su'aalo badan ayaa maskaxkooda ka guuxaya oo ay jawaab u la'yihiin...waxay is weydiinayaan sababta gantaalada Al-shabaab iyo Raas-kamboniyiin qolada la baxday ridayaan, loogu gani la'yahay Xeryahaha Ciidamada cadowga ee Itoobiya oo Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho oo ah isha kaliya ee ay dadka muqdisho gargaarka tirada yar ka helaan loo go'doominayo..?.

Read more...
ILLIMO YAXAASEEDKA MUKHTAAR ROOBOW!! Print E-mail
Oct 08, 2008 at 03:59 PM

WAXARUHU BEENTII BARTE!!. Mukhtaar Roobow yuu u been-guurayaa oo beer-laxawsanayaa, marka uu iska dhigayo nin ka xun dilka Marxuum Dacar Xoorshow. Mukhtaar Robow miyaan ahayn ninkii u hanjabey hay'adaha gargaarka ee raashinka geyn jirey Gobolka Hiiraan iyo gobollada Dhexe, oo ay ku jirto hay'adda CARE. Odayga la diley miyaan ahaynse qofkii ugu horreeyey ee u jawaabey Mukhtaar Roobow, oo hay'adahana u sheegey inay hawshooda gargaarka sii wataan. Goorma ayuuse Mukhtaar Roobow noqdey qof ka horjeeda dilalka maatida iyo maxaabiista soo idaacadaha ugama faani jirin inuu maxaabiis gawracey?. Maalin ayaa dembiyadaas shacabka laga gelayo laga xisaabtamayaa.

TACSI IYO CAMBAARAYN DILKII NABADDOON DACAR XIRSI XOORSHOW Print E-mail
Oct 08, 2008 at 02:46 PM

ImageDhammaan Xubnaha Ururka Waddaniga Soomaaliyeed waxay halkaan caambaareyn uga soo jeedinayaan Falkii Naxariisdarada ahaa ee lagu dilay Nabadoon Dacar Xirsi Xooshow oo lagu dilay Magaalada Beledweyne. Allaha u Naxariistee Nabdoon Dacar Xooshow waa Oday Dhaqameed caan ka ahaa Gobalka Hiiraan, wuxuuna kaalin weyn ka qaadan jiray Arrimaha Nabadgelyada iyo xalinta khlaafaadka Gobalka Hiiraan.

Read more...
NABADDOON XOOSHOW OO RAG MADAXA SOO DUUBTEY OO BASTOOLADO KU HUBAYSANI DILEEN MAGAALADA BELED-WEYNE Print E-mail
Oct 07, 2008 at 02:46 PM

Nabaddoon Dacar Xirsi Xooshow ayaa maanta rag bastoolado ku hubaysan oo madaxana soo duubtey ay ku toogteen magaalada Beledweyne gudaheeda isaga oo sii gelaya masjid.Nabadoonka ayaa ahaa guddoomiyaha duqeyda Gobolka Hiraan. Warar hordhac ah ayaa sheegaya in kooxda Al-Shabaab ay dilkaasi gaysteen. Kooxdan ayaa dilal ugu hanjabtey hoggaamiyayaasha bulshada sida culimada iyo waxgaradka kaleba haddii ay ka hadlaan dhgibaatada dalka ka jirta.

KOOXDA AL-SHABAAB OO QARKA U SAARAN INAY BURBURTO KADIB MARKII SARKAALKII 2-AAD UU KA BAXAY Print E-mail
Oct 07, 2008 at 02:42 PM

Warar ku-dhow-dhow firqada leexatey ee Al-Shabaab ayaa sheegaya in sarkaalkii 2-aad muddo todobaad gudihiis ah uu ciidankiisii kala baxay kooxdaas ujeedada gurracan, kadib markii ay isku afgaran waayeen ujeedada laga leeyahay falalka cadawtinnimada leh ee dadka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Muqdisho gumaadka iyo go'doomintaba loogu hayo. Wararka ayaa sheegaya in sarkaalkani ka caroodey kadib markii nin ay kooxdu ugu yeeraan Ammiir oo ka soo jeeda Magaalada Burco uu diidey inuu la kulmo guddi ay waxgaradka Muqdisho u saareen xirnaanshaha garoonka Diyaaradaha.

CADAWGU MA AHAN KAN LEH MAGACYADA AAN NAQAAN EE WAA CID KASTA EE CADAAWADEEDU MUUQATO Print E-mail
Oct 07, 2008 at 02:44 PM

Dadka Soomaaliyeed waxaa isugu darsamey cadawyo magacyo kala duwan wata oo aan u turayn oo ku haya xasuuq, barakicin, dilal qorsheyan oo khaarijin ah iyo go'doomin lagu hayo suuqyada iyo garoonka diyaaradaha. Dadka dhibaatadaas wada waxa ay isugu jiraan cadaw la garanayo oo ay dadka Soomaaliyeed dagaal kula jiraan inay iska xoreeyaan iyo kuwo cadawgaas ku hoos gabban oo ah mannaxayaal muqaawamo sheeganaya oo shacabkii intii ka hartey is raacinaya iyagoon cidna u turayn.

TACSI: GEERIDA MARXUUM C/HI GEEDDI SABRIYE 'C/HI JAREER' Print E-mail
Oct 06, 2008 at 10:11 PM

Waxaa shalayto ku geeriyooday Xamar Allaha u naxariistee Marxuun Cabdullahi Geedi Sobriye (Cabdullaahi Jareer). Waxaa geeridiisa lagu wargelinayaa dhammaan ehelladiisa iyo intii taqaanneyba. Waxaa iyaga oo ka tiiraanyeysan ehelladii uu ka geeriyoodey u tacsiyeynaya dadka kala ah: Danjire Maxamed Axmed Caalim, Axmed Jumcaale Geedi (Cirfiid), Maxamed Xassan Afrax (Shiiqaal), Maxamed Siyaad Raage, Maxamed Axmed Colaad, Cali Nur Maxamed, Maxamed Cali Baafo, Bootaan Cibaar Shuuriye, Ahmed Maxamed Maalim (Jalbe)...

Read more...
SHALAY MADAXDII AYAA LA GAALAYSIIYEY, MAANTANA CULIMADA IYO DUQEYDA MUQDISHO AYAA LOO HANJABAY Print E-mail
Oct 06, 2008 at 12:00 AM

Doqon Dheregtey deris meel la yaal wey la dirirtaaye!!. Duqeydii, waxgaradkii iyo culima'uddiinkii reer Muqdisho ee horseedka ka ahaa kacdoonka iyo halganka dalka cadawga looga xoreynayey ayaa maanta dad magac muqaawamo sheeganaya oo ujeedadooda aan la aqoon ay aflagaado iyo hanjabaadba u geysteen. Waxaa dadkaas ka mid ah qaar jacayl Islaamnimo iyo Soomaalinoba lagu soo dhoweeyey oo dadka Muqdisho qayb ka ahaa oo haatan markii ay awood magaalooyin lagu qabsadey is bideen kusoo jeestey hoggaamiyashii bulshada Muqdisho oo ay qaarna gaalaysiiyeen qaarna dil ugu hanjabeen!!.

Read more...
BARNAAMIJKA TODOBAADKA SOOMAALIDA OO AY KA QAYB-GALAYAAN ABWAANNO, FANNAANIIN IYO AQOONYAHANNO Print E-mail

Barnaamij isugu jira dhaqan, suugaan iyo aqoon is-weydaarsi oo ay soo diyaarisey Xarunta OXFORD HOUSE ayaa todobaadkan ka billaabanaya Bariga magaalada London. Barnaamijkan oo socon doona todobaad waxaa dadka ka qayb galaya ka mid ah Abwaan Cali Sugulle, Cabdi Muxumed Ammiin, Maxamed Xaashi Dhamac Gaarriye, Xasan Aadan Samatar, Dararamle, Xudeydi, Nimco Deggan iyo fannaaniin kale. Jadwalka barnaamiyada iyo warbixin dheeraad ahba hoos ka akhriso:

Read more...
MUKHTAAR ROOBOW IYO MALIISHIYADA RAASKAMBOONI OO U HANJABAY CUQAASHA IYO CULIMADA MUQDISHO Print E-mail
Oct 05, 2008 at 07:38 PM

Maliishiyaad  beeleed oo shaar diimeed soo xirtey ayaa magaalada Muqdisho argagax iyo khalkhal ka wada iyaga oo hanjabaad iyo khaarijin ugu goodinaya qofkii ka hadla falalka gurracan ee ay ka wadaan magaalada Muqdisho.  Gardheere Raaskamboni ka yimid  ayaa masjidka suuqa daawada ku yaalla ka istaagey oo dil ugu hanjabey duqeyda Muqdisho iyadoo todobaad horena uu mid kale uu isla masjidkaas ka aflagadeeyey Sheekh Shariif oo uu ku tilmaamey nin u shaqeeya Mareykanka oo ay tahay inlaga hortago.

Read more...
BULSHAWEYNTA MUQDISHO OO KA ARRINSANAYA SIDII AY KA YEELI LAHAAYEEN KOOXAHA DHIBAATADA KU HAYA MUQD. Print E-mail
Oct 04, 2008 at 03:24 PM

Shirweyne ay ka soo qaybgaleen duqeyda beelaha Muqdisho, ganacsato iyo xubno ka tirsan bulshada rayidka ah ayaa lagu qabtey Muqdisho, waxaana shirkaasi lagu falanqaynayey xirnaanshaha garoonka diyaaradaha, madaafiicda lagu garaacayo suuqa Bakaaraha iyo deegaannada dadka rayidka ahi degan yihiin. Shirka ayaa guddoonsadey in la saaro guddi wada hadallo la soo yeesha kooxaha mas'uulka ka ah dhibaatadan. Kooxda Al-Shabaab ayaa dagaallo daandaansi ah la gashey ciidammada AMISOM oo hore aan dagaal kula jirin shacabka Soomaaliyeed.

DADKA MUQDISHO WAA INAY KA FIIRSADAAN TAAGEERADOODA MAXKAMADAHA AAN KA HADLAYN FALALKA AL-SHABAAB Print E-mail
Oct 03, 2008 at 02:54 PM

Shacabka Muqdisho oo ah kan taageerada ugu weyn siiya xoogaga Muqaawamada ayaa si aan kala sooc lahayn loogu xasuuqayaa magaca muqaawamada, iyadoo intii dilalka bastooladaha ka badbaadey lagu laynayo madaafiicda AMISOM oo ay Al-Shabaab ku soo hoggaaminayaan, waxaana sidoo kale laga hor istaagey hay'adihii samafalka ee gargaarka ka waday dalka inay gargaarka gaarsiiyaan dadka u baahan. Intaas oo dhibaato ah oo ay wadaan dad Muqaawammo sheeganaya kama ay hadlayaan Maxkamaduhu.

Read more...
TAALIBAANKA SOOMAALIYA OO HAY'ADAHA GARGAARKA AH KA MAMNUUCEY DEEGANNO AY XUKUMAAN Print E-mail
Oct 03, 2008 at 02:56 PM

Ururka xagjirka ah ee Al-Shabaab oo ay xukumaan dad aan Soomaali ahayn ayaa ku dhawaaqey inay hay'adaha samafalka ka wada dalka Soomaaliya aysan ka hawl geli karin deegaannada ay gacanta ku hayaan. Ururkan oo si weyn loo tuhunsan yahay inay ku milmeen jawaasiis shisheeyaha u shaqeeya ayaa wada falal lagu kadeedayo shacabka si nacayb ay ugu qaadaan muqaawamada iyo ururro diimeedyadaba. Maxkamaduhuna kama hadlayaan dhibaatada kooxdaasi ku hayaan shacabka Muqdisho.

CAASHA X. CILMI OO KU GUULAYSATEY ABAALMARIN SARE OO HEER CAALAMI AH Print E-mail

ImageMarwo Caasha Xaaji Cilmi ayaa ku guulaysatey abaalmarinta heer caalami ah oo lagu tilmaamo inay u dhiganto abaalmarinta nabada ee 'NOBEL' iyadoo loo aqoonsadey inay ku muteysatey dadaalkeedii u dagaallanka Nabada, Xuquuqda aadanaha iyo horumarinta nolosha dumarka Soomaaleed. Caasha Xaaji Cilmi oo wax ka aasaastay ururuka SSWC (Save Somali Women & Children) waxay abaalmarintan oo ku dhow US$300,000 la wadaagi doontaa 3 qof oo kale, waxaana guddoonsiin doona Baarlamaanka dalka Sweden.

Read more...
DARDAARANKII SHEEKH AXMED EE BEEN-ABUURKA AHAA Print E-mail
Oct 02, 2008 at 07:00 AM

ASSALAAMU CALAYKUM. Walaalayaal marka hore ciid wanaagsan. Muddo dheer, waxan arkayay warqad la sheegay inay tahay Sheekh lagu magacaabay Sheekh Axmed oo haya furaha Masjid Nabiga (SCW0 ee Madiina oo habeen riyo ku arkay Nabiga (SCW0 iyo wax uu kula dardaarmay oo ay kamid tahay sanadkaan waxa xajiyay dad tira badan midna Xajkiisa lama aqbalin, iwm. Hadal dheer dabadiisna la leeyahay qofkii warqadda faafiyaa Jannuu gelayaa kii meel iskaga tuuraana Naar, iwm.

Read more...
SH. XASAN TURKI: 'ASMARA, JABUUTI IYO DIB U XOREYN MIDNA MA JIRAAN EE WAXAA JIRA KAMBOONI OO KALIYA' Print E-mail

SH. XASAN DAAHIR AWEYS IYO SH. CUMAR IIMAAN ayaa ay dayriyeen kooxihii hore u taageri jirey ee la isku yiraahdo SALAFU-JIHAADIYA. Labada nin oo hore ay kooxahani ugu dhiirrigelin jireen inay ka hor yimaadaan hoggaanka Isbahaysiga iyo kan Maxkamadaha oo horseedey khilaafka haatan taagan ayaa markii ay sidaas hubsadeen oo ay xilalkii ku qabsadeen Sh. Shariif ayey kooxahani kala laabteen taageeradoodii waxayna iska beri yeeleen labada dhinacba iyagoo weliba sheegtey in Maxkamadihii burbureen iyaguna ay yihiin ururka kaliya ee haatan jira.

Read more...
SHIRAR KA SOCDA MUQDISHO OO LOOGA ARRINSANAYO SIDII LAGA YEELI LAHAA KUWA FIDNADA KA WADA CAASIMADA Print E-mail

Waxaa magaalada Muqdisho ka socda shirar isdaba joog ah oo ay leeyihiin hoggaamiyayaasha bulshada oo ay ku jiraan culima'uddiinka, ganacsatada iyo saraakiisha dagaalka kula jirta cadawga. Shirarkaas ayaa looga arrinsanayaa sidii la isaga qaban lahaa oo Muqdisho looga saari lahaa kooxaha fidno-wadayaasha ah ee hortaagan in dalka laga saaro ciidamada Itoobiya. Kooxahaas mannaxayaasha ah ayaan u aabboyeelayn xasuuqa shacabka Muqdisho lagu hayo waxaana ay cadawga ku gacan siinayaan in dadka Soomaaliyeed ay dhibatada ku sii jiraan.

CIIDANKA HAYSTA MARKABKA LA AFDUUBTEY OO SHEEGEY INAYSAN BURCAD AHAYN EE AY ILALINAYAN XEEBAHA DALKA Print E-mail

Afhayeen u hadlay ciidanka dhowaan gacanta ku dhigey markab uu saaran yahay hub fara badan oo taangiyaal ku jiraan ayaa sheegey inaysan iyagu burcad ahayn ee ay yihiin ciidammo ilaalinaya xeebaha dalka Soomaaliya, waxaana uu sheegey in ay iyagu yihiin kuwa la dagaalamaya burcadda shisheeyaha ah ee ku soo xadgudbaya wasaqdana ku aasaya biyaha Soomaaliya. Afhayeenka oo magaciisa ku sheegey Sugulle ayaa sheegey inay dalbadeen $20 milan si ay u sii daayaan markabka.

HALYEYODII BAHDA AFRIKA Print E-mail
Sep 27, 2008 at 01:33 PM

Hohey Afrikaay Huruddooy, cadow ku heeryey Huruddooy, halyeyodaadii Huruddooy, haad baa cunaaya Huruddooy…” (Axmed Yuusuf Ducaale: Hohey Afrikaay Huruddooy, 1963). Dalmalleytiya, waayo abidkeed ba lama gumeysan, waa dalka keliya oo ay ku noolaayeen dadka ugu gobsan qaaradda Afrika; waa se haddii ereyga gobannimo uu ka dhigan yahay: in loo madaxbannaanaado doorashoda ku saabsan tayooyinka nololeed, dhaqameed, diineed iyo waxii la halmaalo, kuwaas oo, sideeda, dhab ahaan, dadyowga ifka ku nool ba, qabkooda kala duwa.

Read more...
XASUUQ LAGA GEYSTEY SUUQA BAKAARAHA IYO AL-SHABAAB IYO CIIDAMADA SHISHEEYE OO XASUUQ KA WADA MUQDISH Print E-mail
Sep 27, 2008 at 01:13 PM

Ugu yaraan 20 qof oo intooda badani ku geeriyoodeen suuqa Bakaaraha ayaa maanta laga diley magaalada Muqdisho kadib markii ciidamada Shisheeye ee Amisom, Itoobiyaanka iyo Kooxda fallaagadaha ah ee Jihaadka ku gabata ee Al-Shabaab ay si aan loo meeldayin ugu garaaceen madaafiic goobo ka tirsan magaalada Muqdisho. Alshabaab ayaa duqeyn la beegsatey garoonka diyaaradaha wxaana duqeyntaas ka soo jawaabey ciidamada shisheeyaha ah.

RUUSHKA OO KUSOO BIIREY DALAKA KU SOO DUULAYA BIYAHA SOMALIYA OO HAATAN TIRADOODU SII BADANAYSO Print E-mail
Sep 25, 2008 at 02:19 AM

Maraakiibta dagaalka ee Mareykanka iyo ciidanka Komandos-ta ah ee Faransiiska, ayaa ka mid ah xoogagga kulaalaya xeebaha Somaaliya. Sidoo kale dawladaha Norwey, Denmark, Sweden, Australia, Japan, K/Kuuriya, Giriigga iyo Malaysia ayaa soo diraya Maraakiib dagaal halka Spain ay iyana soo direyso diyaarad dusha ka ilaalisa marinada badda ee ku dhow xeebaha Soomaaliya. Waxaa tiradaas haatan ku biirey dalka Ruushka oo isna markab dagaal u soo direy Somaliya, waxana dhammaan dalalkaasi ay sharciyeysteen inay iyagu xukumaan xeebaha Soomaaliya iyaga oo ku gabanaya la dagaalan burcad-badeed.

ANALYSIS: SOMALIA CRISIS DEEPENED BY ETHIOPIA - International Herald Tribune Print E-mail
Sep 25, 2008 at 02:13 AM

NAIROBI, Kenya: Somalia is a land of a thousand plagues, with nearly 20 years of violent chaos and intractable poverty, Islamic extremism and failed peace talks. But the crisis over the past 18 months is exceeding even the worst-case scenarios dreamed up nearly two years ago, when troops from neighboring Ethiopia arrived to oust a radical Islamic militia and support the Western-backed government. READ MORE.

SH. C/QAADIR CALI CUMAR: 'FARGANKU INDHAHA UNBUU RIDAAYE CADAWGA WAX KAMA TARO' Print E-mail
Sep 24, 2008 at 12:28 AM

Guddoomiye ku xigeenka Golaha Maxkamadaha Islaamiga ah ayaa xoogagga ka dagaalamaya Muqdisho ugu baaqay inay dagaal la beegsadaan ciidamada cadawga ee ay joojiyaan falalka dadka Soomaaliyeed waxyeeleynaya balse aan cadawga waxba ka tareyn. Kooxda Al-Shabaab oo sida xoogagga maxkamadaha aan weerar toos ah le beegsan xeryaha cadawga Itoobiyaanka ayaa caadeysatey inay 2 hoobiye ama bambaabo inta tuuraan hadana carara waxaana dhacda in markaas cadawgu uu dadka rayidka ah ku garaacaa madaafiic si aan loo meel-dayin iyadoon cadawgiina waxba la gaarsiin.

Read more...
AL-SHABAAB IYO CIIDAMADA SHISHEEYE O SI ARXAN DARRO AH BARAKICIN IYO XASUUQ UGU HAYA DADKA MUQDISHO Print E-mail
Sep 24, 2008 at 12:47 AM

Waxaa caawa magaalada Muqdisho si aan loo aabo yeelin loogu garaacayaa madaafiicda noocyadeeda kala duwan. Kooxda fallaagada ah ee Al-shabaab ayaa falal cadawtinnimo oo magaalada Muqdisho looga suulinayo dadka rayidka ah ku gacan siinaya ciidamada cadawga ah ee Itoobiya iyo ciidamada AMISOM, kooxdan ayaa dagaalkii xoreynta ahaa fawdo ka dhigey kadib markii ay jahawareer siyaasad xumo ah abuureen oo deegaanno aan dagaal ka jirin dagaalkii gaarsiiyeen ciidammo aan dadka soomaaliyeed dagaal kula jirinna daandaansi ujeedooyin siyaasaded leh la aada.

NIN LAHOW DOONO!, MAANSO CUSUB. W.T: MAX'UUD INDHA-GEELLE Print E-mail
Sep 23, 2008 at 04:10 PM

Si kasta iyo dhan kasta oo loo dharaandheriyoba Soomaalidu waxay xilligan ku jirtaa jihaad ay isaga xoraynayso gumaysi. Gumaysiga Xabashida oo uu geed-fadhi u yahay wax walibana ku taageeray Maraykanka oo ah cadowga Islaamka ee casrigan. Waxaa jihaadkan u dhan oo aan u kala harin shacabka Soomaaliyeed oo dadab iyo toosba uga qayb-qaadanaya waxaase hormood u ah dhaq-dhaqaaqyo Islaamiyiin ah oo loogu aammin qabo inay meel gaarsiin karaan maadaama ay taageero ka haystaan ummaddooda.

Read more...


Bulshada
WHERE WAR LIVES. BY PULITZER PRIZE WINNER, PAUL WATSON. Print E-mail
Mar 20, 2008 at 03:43 AM

Read more...
MEGELEEY – Sheeko Ka Hadlaysa Nolosha Qoyska. W.Q A.M. Yusuf Print E-mail
Jun 22, 2007 at 01:55 PM
Read more...
MAQUUSTE (SHEEKO GAABAN) W.Q: A.M. Yusuf Print E-mail
May 27, 2007 at 06:06 AM
Read more...
DIFAACA ANSHAXA SAXAAFADDU MA AHAN JECLAAN DAWLADDA IMBAGHATTI AMA SHAQSIYAAD GAAR AH Print E-mail
May 05, 2007 at 02:08 PM
Read more...
SIR FAKATEY: MAQAAL NIN QORAA AH UU KU AFLGAADAYNAYO SIYAASIYIIN SOOMALIYEED ISAGOO IS QARINAYA. Print E-mail
May 02, 2007 at 04:33 AM
Read more...
More...


Suugaanta
GOAHA YAW SHEEGA Print E-mail
Feb 09, 2008 at 07:11 PM
Read more...
NIMAAD GIBILKA SOOMAALI IYO GUUDKA SARE MOODID, GUMEYSIGA MID TAAGEEREYOO GOONI SOCOTEEYA Print E-mail
Apr 23, 2007 at 12:45 AM
Read more...
GABAY: DHUUNKAAL XABKAYSI Print E-mail
Apr 15, 2007 at 01:37 PM

DILAA SARE WAA INUU U SII DALLACO SAA LA DILI WAAYE..TABANTAABO Print E-mail
May 29, 2006 at 06:27 AM
Read more...


Siyaasadda
SHALAYNA WAAD ILA OROD GAABNAYD MAANTANA WAAD ILA TALO XUN TAHAY! Print E-mail

 

Read more...


Goosgoos
There are no items to display
Faallo
There are no items to display
Farriimaha Akhristaha
There are no items to display
ENGLISH ARTICLES
SOMALIA: KISMAYO EYE WITNESS - VOA Print E-mail
Sep 29, 2006 at 05:24 AM
Read more...
'WE ARE READY TO FIGHT, WE ARE READY TO DIE' - The Guardian Print E-mail
Aug 11, 2006 at 01:26 PM
Read more...
A TERRIBLE THOUGHT OCCURS TO ME - THAT THERE WILL BE ANOTHER 9/11 - Robert Fisk Print E-mail
Aug 06, 2006 at 05:36 AM
Read more...
SOMALI LEADER: I'M NOT A TERRORIST -NEWSWEEK Print E-mail
Jul 23, 2006 at 04:34 AM

In a rare interview, Somalia's new Islamist leader discusses his relationship with Al Qaeda, why his militia outlawed World Cup TV broadcasts and whether it plans a Taliban-style government

Ayaan Hirsi, ENEMY OF THE FAITH - by Fareena Alam Print E-mail
Jul 20, 2006 at 05:20 AM
Read more...
A WARNING TO THOSE WHO DARE CRITICIZE ISRAEL IN THE US - By Robert Fisk Print E-mail
Jul 14, 2006 at 02:30 AM
Read more...


CAYAARAHA
There are no items to display
Qubanayaasha
There are no items to display

Kuwo kale oo xiriir la leh
DHAGAXTUUR Maxaan Ku Dooranney
QUBANAYAAL DIINI AH
Axkaamta Soomka
Sh. Ummal
Ilbaxnimadii Islaamka
Sh. Mustafe
MAXAA ISKU HADAF KA DHIGEY 2-DA KORNEYL
XAGJIRNIMO XARIG LA QABSADO MA LEH
EE XIKMAD BAA LAGU XERO DEGAA!!
SHALAYNA WAAD ILA OROD GAABNAYD MAANTANA WAAD ILA TALO XUN TAHAY!!
HALKAN RIIX
CALAF AAN QORREYN CAYRO LAGU WAA!!
New book about Somalia: 'WHERE WAR LIVES'. BY PULITZER PRIZE WINNER, PAUL WATSON.
AWEYTINTII CABDI MUXAMAD
Kursi Dhiig Dhexdiis Yaal
Qabo Dhagar Islaameed!! 
CADDOW-UUL INUU ABAARTANA CADDIIN CUNO AARANKANA CAANO CABO KITAABKA KUMA TAAL!!
DAAWO PROF. A.I SAMATAR OO KA HADLAYA SWEDEN
UMMINIMO ISKA ABRAARAYSA

Dal Mahayaan, Dawladna
ma hayaan ee Dulli
Bay Na Saareen!!
'GOOGAA BAL SHEEG GELBIS & AROOS NOQDEY GEERIYAAD'